Ciidamo cusub oo soo gaaray magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda, waxaana ciidamadan qeyb ka yihiin ciidamada Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho u jooga ilaalinta xarumaha UN-ka. Ciidamadan waxaa munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay xarunta Xalane , waxaana munaasabada kasoo qeyb galay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia James Swan,taliyaha Ciidamada … Continue reading Ciidamo cusub oo soo gaaray magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)